Dadka ku nool xeryaha barakacayaasha kismaayo oo codsaday in bisha Ramadaan laga caawiyo xaga nolasha.

346

Khadiijo Maxamed Cabdi waxaa ay ka mid tahay dadka barakacayaasha eek u nool Camp Badar,waxaa ay xerada dhex-deeda ku iibisa xaabo ay goobo goobayso waxii xabadaas ay ka hesho ayey ku maaraysa nolasho qoyskeeda balse waxaa ay codsanaysaa in dadka Islaamka ay caawiyaan bisha ramadaan si ay u soomaan.

Siidi Maxamed Xassan Waa gudoomiyaha Xerada barakacayaasha ee badar,waxaa uu ka warbixiyey nolasha dadka barakacayaasha ah iyo waxyaabaha ay ku tiirsan yihiin.

Sheikh Ahmed Cusmaan oo ka midda culimada Kismaayo ayaa ka hadlaaya in loo bahan yahay in xiliga soonka la caawiyo dadka dan-yarta ee aan wax ay ku soomaan.