Puntland oo xaqiijisay kiiskii ugu horeeyay oo Corona Virus ah.

654

Qofkii ugu horreeyey ayaa Puntland laga heley cudurka Coronavirus.

Wasaaradda Caafimaadka, Puntland ayaa xaqiijisay Kiiskaan.

Puntland ayaa sidoo kale Sheegtay in 5 qof oo hor leh oo looga shakiyey Covid19 islamarkaana la karantiiley.

Qofka laga helay Corona Virus Puntland ayaa ah qof wali aan ka bixin degaanada maamulka Puntland.