Wasaarada Cafimaadka Jubbaland oo qaaday talaabooyin looga hortagaayo corona-viurs.

293

Wasarada Cafimadka Jubaland ayaa wadda dardar-galinta ku aadan Waciyi- galinta cabuqa carona virska iyadoo ay wasaaradu samaysay koox dhalinyaro ah oo loogu talagalay in ay dadka ka wacyi-galiyaan cudarka Safa marka ah ee saameynta badan.
Wasaarada ayaa waxaa dhalinyaradaan ugu tala-gashay in goobaha magaalada Kismaayo laga soo galo ay dadka kaga baadhaan caabuqa Corona-viurs.

Agaasimaha waaxda Cafimaadka Jubbaland Cabdifataax Jaamac Aden oo Radio Kismaayo la hadlay ayaa ka warbixiyey ujeeda dhalinyarada loo gaynaayo goobaha laga soo galo magaalada Kismaayo.

Wasarada cafimadka jubaland ayaa wadda dadaalo wax looga qabanaayo cabuqan coranoviriska iyadoo labadii kiis ee uu horesay laga helay magalada kismayo