Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqday in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka Al-Shabaab

720

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  tacsi u direy guud ahaan Shacabka iyo Maamulka Puntaland geerida ku timid Gudoomiyahii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaam Xasan Xersi oo ku geeriyoodey qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe.

War-saxaafadeed kasoo baxey Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin qaraxaas,isla markaana Jubbaland ay ku baaqeyso in hal meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka