Wasaaradda dhalinyarada Jubbaland oo dib u dayactir kusamaynaysa garoonka kubadda cagta ee Waamo Studium .

292

Madaxwayne Kuxigeenka 2-aad Jubbaland Cabdiqadir Xaaji Maxamuud (Luga dheere ayaa manta dhagax dhigay Garoonka kubadda Cagta ee Waamo Studium oo lagu samaynaayo dib u dayactir xoogan .

Dib u habaynta ayaa waxaa lagu samaynayaa qaybta marti sharafta garoonka kubadda Cagta ee Waamo Studium waxaana dhaqaalaha ku baxaaya dayactirka Garoonka Bixinaya FIFA.

Munaasabada ayaa waxaa goob jog ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland,Agaasimaha wasaaradda dhalinyarada ciyaaraha iyo Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta Somaaliya .