
Ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ee Danab oo howlgallo qorsheeysan ka wada Deegaanno hoostaga Degmada Jamaame
Sida ay Radio Kismayo u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada hogaamineeysay waxa ay ciidanku kusii dhawaanayaan degmada Jamaame ayagoo jiiray Bar-tilmaameedyo dhowr ah oo ay cadawgu ku sugnaayeen.
Hoos Ka Dhageeyso Codka Taliyaha Ciidamada Danab Ee qaybta Jubaland Gaashaanle Xasan Aadan maxamed Ciraaqi