
Wasaradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo ka daahfurtay shir looga hadlaayey DIyaarinta Dib u Heshiinta Hanaanka Qaran.
Barnaamijkaan oo socon-doona Mudo labo cisho ah ayaa waxaa ka qeyb galaya uruurada Bulshada iyo Laamaha dowladda Kuwaasi oo diyaarin doona Tubta loomarayo Dib u heshiinta ayaa ah in Bulshada laweydiiyo Habka ogu haboon ee dib u heshisiinta lagu Gaarsiinkaro Soomaliya oo dhan.
Dhamaan dadka ka qeybgalaya Barnaamijka ka dib u heshiisiinta ayaa la diiwangalindoonna aragtidda ay ka dhibtaan shirkaan inta uu socda .
Qaar ka midda dadkii ka soo qayb-galay Shirkii looga hadlaayey diyaarinta hanaanka dib u heshiisinta ayaa ka dhiibtay aragtidooda