
Waxaa Maanta Kulan yeelanaya Xilibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ajandaha maanta ayaa waxaa uu yahay aqrinta koowaad ee dib u eegista hindise sharciyeedka hanta-dhawraha,waxaana la filayaa in Maanta uu Xildhibaanada hortago hanta-dhawraha guud ee qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye).
Mudanayaasha ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ay ka doodayeen xeer hoosaadka ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoona Lawada sugayo Xubanaha Barlamaanka Soomaaliya
Wadooyinka Soo gala Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona halkaasi Lageenay Ciidamada amaanka ee Dowlada Soomaaliya. Si ay u sugaan amaanka Xarunta Golaha Shacabka
Radio kismaayo codka jubbaland isha wararka xaqiiqda