Maxaa ka jira in Zlatan Ibrahimovic uu dib ugu laabanayo AC.Milan? – Wakiilkiisa oo ka hadlay

1147
during the 2018 FIFA World Cup Russia group F match between Germany and Mexico at Luzhniki Stadium on June 17, 2018 in Moscow, Russia.

(Milan) 06 Okt 2018 Wakiilka Zlatan Ibrahimovic ee Mino Raiola ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Zlatan Ibrahimovic uu dib ugu laabanayo AC.Milan.

Mino Raiola ayaa sheegay in fursada Zlatan Ibrahimovic uu dib ugu soo laaban karo AC.Milan waqti xaadirkaan inay tahay mid aad u yar.

Image result for Mino Raiola Zlatan

Wuxuuna gabi ahaanba meesha ka saaray inuu jiro wadahadal u dhexeeya madaxda Milan iyo Zlatan Ibrahimovic.

“Waqti xaadirkaan fursad ma muuqato, mana jiraan wadahadal xiligaan, balse diyaar ayaan u nahay inaan wadahadal la galno” ayuu yiri wakiilka Zlatan Ibrahimovic.

“Maamulka haatan ee Milan waa mid ka duwan kii hore, Zlatan marnaba balan qaadyo ma dalban xirfadiisa, laakiin waxaa haboon inaan ogaano shuruud Milan ama koox walba oo doonaysa saxiixiisa

Radio kismaayo codka jubbaland