Xeer ilaaliyaha Guud Ee Jubbaland oo ka Mamnuucay Taliska Booliska iyo Maamulka Degmadda Kismaayo in ay galaan xalinta khilaafka dhulalka

1457

Wareegta ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Mudane Maxamed Shiikh Cusmaan waxaa Taliska Booliska iyo maamulka degmadda Kismaayo looga mamnuucay go’aan ka gaarista kiisaska la xiriira dhulalka la isku haysto iyadoo cidii dacwad dhul isku qabta ay tagayaan Hay’adaha Garsoorka iyo Gudigga xalinta khilaafka dhulalka Jubbaland.

Hoos ka aqriso wareegtada