Madaxweynha dowlada Jubbaland oo soo gudbiyay xubnaha ka harsanaa aqalka sare

154

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku harsanaa Senitorada Aqalka Sare ee laga soo doorto Jubaland.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in qabta doorashada kuraasta xubnaha ka harsan aqalka sare ee ku metalaya Maamulka Jubbaland.