Gudiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyey Jadwalka Doorashada xubnaha ka dhiman Aqalka Sarre.

147

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray Afartii kursi ee ka dhinayad kuraasta Aqalka sare ee Jubbaland ku leedahay Aqalka sare si loodar dar galiyo howlaha doorashadda.
Ka dib markii uu soo saaray madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, mushariinta u tartamaya afarta kursi ayaa maanta ku gudoomiyaha gudiga hirgalinta doorashooyinta Jubbaland.

DR Siyaad Maxmed Mursal ayaa waxaa uu shaaciyay habraaca doorashada afarta kursi iyo xogo muhiima oo quseeya doorashadda.
iyadoona maalinta beri ah la diwaan galin-doono musharaxiinta halka maalinta khamiistana ah laqaban doono hadal jeedinta musharaxiinta iyo doorashadda afarta kursi.

 

DR Siyaad Maxmed Mursal gudoomiyha gudiga hirgalinta doorashooyinta Jubbaland oo ay weheliyaan xubno kale oo ka tirsan gudiga ayaa warbaahinta la wadaagay habraaca doorashada iyo waxyaabaha looga baahanyahay musharaxiinta