Dhagayso:Fariin ku saabsan sida guriga aad wax ugu beeran karto

125

Wasaarada beeraha iyo waraab-ka Jubbaland waxaa ay idiin soo gudbinaysaa fariin ku saabsan(Beer Guri),hadaba  waa maxay beer guri,maxaase looga baahan yahay,  fadlan ka dhayso halkaan hoose.

Waxaa  fariintaan idiin soo gudbiyey wasaarada beeraha Jubbaland oo kaashanaysa hay’adda GIZ ee Iskaashiga Jarmalka.