Dadwaynaha ku nool Kismaayo oo ka hadlay banaanbaxa ay shaaciyeen Midowga Musharixiinta.

66

Dadka  ku nool magaalada Kismaayo ayaa aragtiyo kala duwaan ka dhibtay banaan baxaa ay  mar kale ku dhawaaqeen midwoga musharaciinta mucaaradka  oo ay mar kale doonayaan in uu ka dhaco banaan bax nabad galyo ah.

Qaar ka mida dadka aan lahadalnayn ayaa taageeray banaanbaxa ay shaaciyeen Midowga Musharixiinta halka dal kale-na ay ka hor yimaadeen.

Waa kuwan qaar ka mida dadkii manta aan microphone la dhexmarnay.