Dhageeyso: Barnaamij ku saabsan ka qeybgalka Dumarka ee siyaasadda

209

Dhageystayaal kusoo dhawaad Barnaamij gaar ah oo ku Saabsan sida ay dumarka uga qeybgali karaan siyaasadda iyo waxyaalaha la doonayo si loo awoodsiiyo dumarka.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Ugaas Cumar Xiireey oo ah afhayeenka Salaadiinta Jubbaland iyo Xaliimo Faarax Godane oo ah musharax u taagan kamid noqoshada Baarlamanka.