DHAGEEYSO: Barnaamij ku saabsan Faa’iidada Tallaalka Dabeeysha

68

Hoos ka dhageeyso Barnaamij looga hadlayo dhibaatada dabeeysha iyo FAA’iidada uu leeyahay tallaalka ka hortagga Dabeeysha.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Duniya Cismaan  oo ku taqasustay Arrimaha nafaqeynta carruurta lataliyana ka ah dhanka tallaalka.

Barnaamijka waxaa daadihinaya Cabdifataax Cali Maxamed (Daljir)