Dhageeyso Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Xasaasi Ah U Jeediyey Golaha Shacabka

94

Madaxweynaha jamhuuriyada faderaalka soomaaliya  mudane Maxamed Abdulahi farmaajo oo maanta khudbad ka jeediyay kulanka Barlamaanka ayaa waxa uu si fafaahsan ugu ugu hadlay xaalada dalka Sharciyadii barlamaanka soomaaliya ansixiyeen uu isna saxiixay

Madaxweynaha  ayaa sdoo kale ka hadlay arimaha doorashooyinka