Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliya oo beeniyay war laga faafiyay kulankii ay shalay la qaateen Madaxweynaha

108

Kadib kulan ay shalay magaalada  Dhuusamareeb ku yeesheen ururrada bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha ayay warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya warbixin ay ka diyaarisay ku sheegtay in ururrada bulshada Rayidka Soomaaliya taageereen in dalku ka dhacdo doorasho Hal-qof-hal-cod, balse war saxaafadeed ay soo saareen ururrada ayay ku beeniyeen in ay taageereen nooc kamid ah  doorashooyinka, taa badalkeedana ay ugu baaqeen madaxda doorasho wada ogol ah in ay dalka ka dhacdo.

HOOS KA AQRISO WAR-SAXAAFADEEDKA