Dhagayso Barnaamijka Cafimaadka ee Radio Kismaayo.

Dhagayso Barnaamijka Cafimaadka ee Radio Kismaayo.

59
0
SHARE

Barnaamijka Cafimaadka Todobadkaan waxaa looga hadlayaa xaalada Cusbitaalka degmada Afmadow iyo Adeegyada cafimaad ee ay hellaan dadka ku dhaqan magaalada Afmadow iyo deegaanada ka agdhow.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Agaasimaha wasaarada cafimaadka Jubbaland Xassan Mursal,waxaa barnaamijka soo Jeedinaya Cabdimajiid Cabaas Aadan fantastic.

 

 

 

LEAVE A REPLY