Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo kaqayb galay shirweynaha dib uheshiisiinta beelihii ku...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo kaqayb galay shirweynaha dib uheshiisiinta beelihii ku dagaalamay duleedka Kismaayo

83
0
SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo kaqayb galay shirweynaha dib uheshiisiinta beelihii ku dagaalamay duleedka Kismaayo

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay dawlad goboleedka Jubbaland wuxuu u jeedkiisu yahay in si kama dambays ah loo soo af meero colaaddan soo laalaabatay.

Waxaa kulankan goob joog ka ah odayaasha dhaqanka beelaha ay dirirty dhex martay, masuuliyiinta amniga dawlad goboleedka Jubbaland, xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka Jubbaland iyo wasiirro ka tirsan golaha wasiirrada dawlad goboleedka Jubbaland.

 

LEAVE A REPLY