Dhageeyso: Gudoomiyaha deegaanka buula-guud oo ka hadlay xaalada beeralayda deegaan-kaas.

211

Roobabki gu’ ayaa dhowaan ka curtay qeybo ka mid ah dalka Qaasatan deegaanada waqooyiga ee hoos imaada degmada Kismaayo.

Deegaanka buulo-gaduud oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada Kismaayo ayaa waxaa ka da’ay roobab xoogan oo ku diirsadeen dadka iyo duunyada intaba.

Raababka ayaa saamayn ku yeeshay dalagyadda beeraha ,iyadoo webiga uu ku fahay qaar ka mida beeraha saaran jiinka webiga.

Gudoomiyaha deegaanka buulo-guduud mahad mataan buule ayaa roobab-kaas uga warbixiyey Radio Kismaayo .

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa fariin u diray wasaarada beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka jubbland si ay u soo gaarsiiyaan agabka beeraha lagu qodo.