Mid ka mid ah Isbitaallada ugu weyn Muqdisho oo la xiray

178

Isbitaalka weyn ee Digfeer ayaa maanta oo sabtiyada Guud ahaan albaabada loo laabay sababo la xariira Faafitaanka Xanuunka dilaaga ah ee Corona

Waxaa sidoo kale karantiil la galiyay Dhaqaatiir, Shaqaalle iyo howladeeno ka tirsan Isbitaalka Digfeer oo looga Shakiyay Corona Virus

Saddex ka mid ah dadkii shalay laga helay Corona Virus ayaa ka howlgalayay Isbitaalka digfeer ee Muqdisho.