Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo shaacisay qorshe looga hortagaayo Ayax cusub oo dilaaca xili roobaadka soo socda.

140

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo shir Jaraa’id ku qabatay Xarunta Wasaaradda Beeraha ayaa shaacisay qorshe lagu dagaalamayo cayaanka Ayaxa oo saamayn ku yeeshay dalagyadda Beeraha ee deegaanadda dowlad Goboleedka Jubbaland.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Jubbaland Mahad Muxiyadiin la hadlay Radio Kismaayo ayaa sheegay in wasaaradda ay bilaabayso qorshe guud oo looga hortgaayo Ayax Cusub oo ka dilaaca Xili roobadka soo socda deegaanada Jubbaland .

“waxaa inagu soo fooleh xiligii guga,ayaxii bishii 11,bishii 12 maray dalka,waxaa uu ka tagay dhibaato xoogan taas oo hadda wasaaradda beeraha ay ka yeelatay qorshe wax looga qabanaayo iyo sidii loo cidhib tiri lahaa”Sidaas waxaa Radio Kismaayo u sheegay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Jubbaland Mahad Muxiyadii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here