Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed oo ku sii jeeda...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed oo ku sii jeeda Boosaaso

75
0
SHARE

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Kismaayo, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Safarka Axmed Maxamed Islaam ee Puntland ayaa ah kii u horreeyay, tan iyo markii bishii Agosto ee sanadkii hore dib loo doortay, waxaana la sheegay in safarkiisa Boosaaso uu qaadan doono saddex cisho.

Filo sawiro iyo warbixin

LEAVE A REPLY