Wasaaradda dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland oo shaacisay qabashada doorashada xiriirka kubadda Cagta Jubbaland

Wasaaradda dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland oo shaacisay qabashada doorashada xiriirka kubadda Cagta Jubbaland

116
0
SHARE

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland Cabdirahmaan Cabdi Ahmed ayaa warbixin ka dhagaystay Gudiyadda xiriirka Ciyaaraha Jubbaland.

Kulankaan oo ay goob joog ka ahaayeen dhamaan Gudiyadda Ciyaaraha Jubbaland ayaa wasaaradda ku wargalisay in ay u diyaar garooban doorashadda gudiyadda Ciyaaraha,waxaa kale oo gudiyadda laga dhagaystay warbixino ku aadan waxyaabihii u qab-soomay sanadkii aan soo dhaafnay.

Markii uu kulankaas uu soo dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha waxaana uu sheegay in maanta waxii ka danbeeya la isu diyaarinaayo doorashooyinka xiriirka kubadda Cagta.

Wariye Cabdifataax Cali Maxamed (Daljir)

LEAVE A REPLY