Dhageyso: Dhalinyarada Hal-Abuurka Leh Sida Loo Dhiira Galin Karo

1119

Barnamijka Nabada iyo Dhalinyarada Todobaaddkaan Waxaa Looga Hadlayay Dalinyarada Hal-abuurka Leh Sida Loo Dhiira-galin karo.

Barnaamijka Waxaa Marti Ku Ahaa Maxamed Bille Cabdi Oo Ah Xoghayaha Guud Ee Gollaha Dhalinyarada Dagmada Kismaayo.

Maxamed Bille Cabdi Ayaa Sheegay in Dalkeena Markii Hore La Dhihi Jiray Waxbarashadiisa wey liidataa lkn Hada Sanadihii Ugu Dambeeyay ay soo badanayeen Dhalinyaro Waxbaratay iyo Kuwa qoraayaal ah taasna ay la micna tahay in dalkeena Somalia uu la tartamaayo dalalka Hormaray Ee Aduunka.

Waxa Uu Ugu Baaqay Madaxda Dalka Ugu Sareysa Shirkadaha Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Kuwa Caalamka in ay Garab istaagaan taageerana siiyaaan Dhalinyarada Hal-Abuurka Leh Si ay Uhormariyaan Aqoontooda iyo Maskaxdooda.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran.