Dhageeyso: Doorka Dhalinyarada ka qaadan karaan Siyaasadda

228

Barnaamijkan oo ay taabageliso hay’adda ka shaqeeysa horumarinta dhalinyarada ee YPEER ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray doorka ay dhalinyaradu ka qaadan karaan Siyaasadda.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka J/hoose, Mid kamie ah dhalinta musharixiinta u taagan kuraasta Baarlamanka iyo Xubin ka tirsan maamulka Jaamacadda Kismaayo.

Halkan ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here