Ciidamada Dowlad Goboleedka jubbaland oo Degmada Afmadow kawada Howlgalo...

Ciidamada Dowlad Goboleedka jubbaland oo Degmada Afmadow kawada Howlgalo Amni

140
0
SHARE

Laamaha Ammaanka Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa halkaasi ka wada howl-gallo lagu xaqiijinayo amniga magaalada iyo deegaanada Hoos yimaada.

Howlgalkaan oo ay si wada jir ah u wadaan Ciidamada Booliiska,Daraawiishta iyo Nabad Sugidda Jubbaland ayaa looga golleeyahay sidii Malleeshiyaadka Argagixisada Alshabaab looga cirib tiri lahaa deegaanada hoos yimaada degmada Afmadow.

Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Degmada Afmadow Gaanshaalle Mahad Maxamed Islaam ayaa warbaahinta jubbaland  u xaqiijiyay in howl galladii ugu danbeeyay lagu soo qab qabtay dad lala xiriirinayo in ay ka tirsanyihiin Nabadiidka Alshabaab,waxa uuna intaa ku daray in haatan baaritaan lagu hayo kiisaskooda.

LEAVE A REPLY