Amar ka soo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee ciidamada...

Amar ka soo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee ciidamada jubbaland oo la shaaciyay

185
0
SHARE

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la farayo guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland.

Dhammaan Ciidamada Jubbaland ayaa lagu wargaliyay in raacaan awaamirtan cusub iyagoona loogu baaqay in ay u hoggaansamaan.

Sidoo kale Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada Jubbaland ayaa ka digay cid kasta oo ku dhaqmi waysa awaamiirtaan.

Hoos ka Akhriso

LEAVE A REPLY