Dood Cilmiyeed ku saabsan ka qeybgalka siyaasadda ee haweenka iyo dhalinyarada

Dood Cilmiyeed ku saabsan ka qeybgalka siyaasadda ee haweenka iyo dhalinyarada

78
0
SHARE

Dooddan oo ay soo agaasintay xarunta ka shaqeeysa arimaha haweenka ee SWSC (Somali Women Study Center) ayaa ku saabsanayd kaalinta ay haweenka iyo dhalinyarada ka qaadan karaan siyaasadda iyo weliba sida ay uga qeybgali karaan.

Hoos ka dhageeyso doodda oo dhameystiran.

LEAVE A REPLY