SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Xafiiskiisa Magaalada Baladweyn kulan kula qaatay Saraakiil sare oo ka tirsan Hay’adaha Q.M ee fadhigoodu yahay Magaalada Baladweyn.

Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehelinayay Wasiiro kamid ah Hirshabeelle iyo maamulka Gobolka Hiiraan,waxaana looga hadlay dardargalinta Arimaha Cadaalada iyo hirgalinta mashaariicda dib u dhiska dalka.

Ugu dambeyntii kulankan ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday is Afgarad

LEAVE A REPLY