Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigaty sarkaal ka Tirsan Maleeshiyaadka...

Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigaty sarkaal ka Tirsan Maleeshiyaadka Alshabaab

148
0
SHARE

Weerar qorshaysan oo Ciidamadu ka fuliyeen Gobalka shabeelaha hoose ayaa lagu soo xiray Sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaadka  Al-shabaab

Howlgalka oo dhacay habeenimadii 26- march ee Bishan  ayaa ka dhacay deegaanka jambaluul ka dib markii ciidamadu hareereeyeen goobtii uu joogay Sarkaalka sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Sonna ayaa waxa lagu sheegay in howlgalkaas uusan wax khasaaro ah kasoo gaaray shacabka iyo Ciidamada Qaranka ee fuliyay howlgalkaas

LEAVE A REPLY