Wasarada Garsoorka,Cadaalada,iyo Arimada Diinta oo Tababar u soo Gaba gabeysay odayaasha...

Wasarada Garsoorka,Cadaalada,iyo Arimada Diinta oo Tababar u soo Gaba gabeysay odayaasha dhaqanka iyo Haweenka

122
0
SHARE

Waxaa  maalinkii ugu Dambaysay ay tababarkan  qaadanayaan odhayaasha dhaqanka degmada kismaayo iyo haweenka iyagoo Tabarkaa u socday muddo  Sideed  Cisho ah

Waxaana  soo qaban qaabisay wasaarada Garsoorka, Cadaalada ,iyo Arimaha Diinta, ee Gowlad  Gobaleedka jubbaland

Waxaana lagu bararnayay  Barashada Luuqada wadahadlka aan xanafta lahayn

Taasi oo dhammaan kasoo qaybgala yaashii tababarkani  mudada uu socday ay waxyaabo badani kafaa’ideen

Yaasiin maxamed cusmaan oo ku hadlayay  magaca wasarada Garsoorka Cadaalada iyo Arimaha Diinta  ayaa sharaxaaad kabixiyay tababarkan mudadii uu socday waxyabihii lagu baranayay

 

 

LEAVE A REPLY