Ciidamada Dowlada federaalka soomaaliya ee ku Sugan degmada Qoryooley oo...

Ciidamada Dowlada federaalka soomaaliya ee ku Sugan degmada Qoryooley oo ka Hortay weererar ay dhamacsanaayeen Maleeshiyaadka Alshabaab

198
0
SHARE

Taliyaha Ciidamada Amniga  degmada Qoryooley ee Gobolka shabeelaha hoose ayaa
sheegay in xalay ciidamadu ay fashiliyeen weerar gaadmo ah oo ay doonayaan Maleeshiyaadka
Alshaab in ay kusoo qaadaan degmada umanasuurtagalin kaliya waxa ay yimaadeen Duleedka
degmada ciidamada dowlada ayaana kubaxay halkaana Waxaa kadhcaya dagaal kooban waxaana
lagulaayay rag katirsan Maleeshiyaadka Alshabaab waxaa sidaasi yiri taliyaha ciidamada
Amniga degmada Qoryooley

Ciidamada dowlada federaalka ee kusugan degmada ayaa
wada Howlgalo amniga lag uxaqiijinayo iyagoo ka sameenaya howlgalada Xaafadaha degmada
qoryooley iyo duleedka degmadaasi

LEAVE A REPLY