Cabdulahi sheekh maxamed oo ku guuleysaty Gursi ka mid Golaha...

Cabdulahi sheekh maxamed oo ku guuleysaty Gursi ka mid Golaha Shacabka soomaaliya

161
0
SHARE

Magalada
Baydhabo ee Gobolka Baay waxaa Goordhow lagu soo geba gabeeyay doorashada Kursi
ka banaanaa Golaha Shacbaka Soomaaliya ee uu ka geeriyooday Alle ha u
naxariistee  Xildhibaan Khaliif  Sheekh Cabdullaahi (Dheere).

Doorashada
ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kala ah, Cabdullaahi Sheekh Maxamed, Isaaq
Khaliif Sheekh, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur  iyo Xasan Macalin
Ibraahim .

Musharixiinta tartantay
ayaa waxaa ay codadka u kala heleen sidatan.

1:Cabdulahi sheekh maxamed  oo helay 35
Cod

2:saaq Khaliif
Sheekh  oo helay  4 Cod

3: Cabdulqaadir Sheekh
Maxamed Nuur   oo helay 2 Cod

Iyo Xasan Macalin
Ibraahim   oo aan wax cod ah helin.

Hal cod ayaa halaabay
.waxaana sidoo Ergada wax doorabeysay ka maqnaa laba xubnood

Gudiyada doorashooyinka ayaa waxa ku dhawaaqeen  in Cabdulahi  sheekh maxamed uu yahay xildhibaan ka tirsan barlamaanka soomaaliya madaama  uu ku guuleystay  doorashadii manta ka dhacady baydhabo

LEAVE A REPLY