Shir udhaxeeya madaxa Dowlada iyo dowlad goboleedyada oo ka socda garoowe

Shir udhaxeeya madaxa Dowlada iyo dowlad goboleedyada oo ka socda garoowe

135
0
SHARE

Magaalada Garoowe
ee caasimada puntland waxaa ka furamay kulan Gaar ah oo u dhaxeeya Dowlada federaalka
iyo madaxda Dowlad Goboleedyada iyadoo ay albaabadu u xeran yihiin madaxdu

Kulankaasi
ayaa waxa uu u dhexeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo
iyo Madaxda mkaamul Goboleedyada dalka ka jira ee ku sugan Magaalada Garoowe

Ilo xog
ogoaalka ayaa sheegay in kulanka ka socda Garoowe looga hadlayo sidii loo
dhameeyn lahaa Khilaafka u dhexeeya Madaxa maamul Goboleedyada iyo dowlada
dhexe.

Goobta uu kulanka
ka socda  waxaa ku sugan Mdaxwenayasha
Dowlad Goboleedyada  sida
madaxwenaha  jubbaland mudane axmed
maxamed islaam

Madaxwenaka koofur
Galbeed  cabdicasiis xasan maxamed lafta
gareen Madaxwenaha Hirshabeele  maxamed
abdi waare iyo Madaxwenaha Galmudug Axmed ducaale Geele xaaf

Waxaana lagu
wadaa marka uu soo dhamaado kulanka in warbaahinta loo fafaahiyo waxa uu ku
saabsanaa kulanka

Madaxwenaha soomaaliya
mudane maxamed abdulahi farmaajo oo ka qeeb galay caleemasaarka  madaxda dowlada puntland  ayaa shegay in dowlada  federaalka ay ka go’antahy  adkeynta xiriirka kala dhaxeeya Dowlad Goboleedyada

LEAVE A REPLY