Wasaarada arimaha gudaha Dowlad Goboleedka jubbaland oo mashruucyo cusub ka bilowday Degaano ka tirsan jubbaland

325

Wasarada arimaha gudaha jubbaland oo sanadwalkbo dajiso Qorshayaal lagu
hormarinayo adeegyada bulshada ayaa waxa ay Sanadkaan bilaabeysaa mashqruucyo
cusub  oo ay ka fulineyso degaano Ka mid
ah jubbaland sida  buurdhuubo dhoobley  iyadoo lagu xoojinayo Adeegyada aasaasiga ah ee
bulshada

Degmooyinka  ay  wasaaradu ay ka fulineyso mashqruucyada   waxa ay Dadka degaanadaa ka taligalisaa waxyaabaha
ay u bahan yihiin in loo Qabto iyagoo markaa soo gudbinayaa adeegyada ugu
muhiimsan ay Doonayaan in  loo qabto

Agaasimaha wasarada arimaha gudaha jubbaland oo wareysi siinayay Radio
kismaayo ayaa shegay in  degmada
buurdhuubo oo ay hadda ku Sugan yihiin isga iyo xubno ka socda wasaradaha
howlaha guud iyo dhalinyarada waxaan kulamo laqaadanenaa  bulshada degmada buurdhuubo  waxaan weediinenaa waxa ay u baahan yihiin in
loo qabto anagoo ka qoreeno  ka dib
waxaan u gudbeynaa degaanka dhoobley oo iyagana mashruucaan sanadkaan ka
faadeysaneysa ayuu yiri agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha Dowlad
Goboleedka  jubbaland abdirahmaan abdi
ahmed