Agaasimihii idaacada Marinhabaabinta ee ALanduluus oo lagu ku dilay duqeen...

Agaasimihii idaacada Marinhabaabinta ee ALanduluus oo lagu ku dilay duqeen ka dhacaday degmada jilib ee gobolka jubada dhexe

338
0
SHARE

Fafaahin dheeraad oo laga helaya   duqeen shalay ka dhacay degmada jilib gobolka jubada dhexe                                                                                                    Diyaarad laga leeyahay dalka mareykanka  ayaa waxa ay duqeen ka fulisay degmada jilib ee gobolka jubada dhexe   goobta duqeynta laga begsaday waxa ay ahayd xaruntii marin habaabinta argagixisada  ALshabaab ee ALanduluus

Waxaana duqeentaa lagu dilay 7  ka tirsan shaqaalihii idaacada oo uu ku jiro agaasimihii idacaada ALanduluus  oo lagu magacaabo  ibraahim aadan xasan

Ku simaha taliyaha qeebta 43 aad ahna taliyaha guutada 11 aad ee ciidanka xooga dalka Korneel cabduqaadir  ibraahim isxaaq oo la hadlayay Radio kismayo codka Jubbaland ayaa u xaqiijiyay  in duqeentaa lagu dilay shaqalhii idaacada iyo xubno kale oo ilaala ka ahaa xarunta  martilmaameedka ayuu ahaa sidii xarunta alshaab loo bur burin lahaa waana guuleysanay ayuu jiri korneel  cabduqaadir ibraahim isxaaq

LEAVE A REPLY