Dowladda Somalia Oo Soo Dhoweysay Baaritaanka Sacuudiga Ee Ku Aadan Dilkii Jamaal...

Dowladda Somalia Oo Soo Dhoweysay Baaritaanka Sacuudiga Ee Ku Aadan Dilkii Jamaal Khashoggi

151
0
SHARE

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa baadhitaanka ay ku dhawaaqday Xeer ilaalinta guud ee Dowladda aanu walaalaha nahay ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya, kaas oo lagu xog-wareystay dadka u xidhxidhan dilka muwaadinka Sucuudiga Jamal Khashoggi. Soomaaliya waxa ay u aragtaa tallaabo loo qaaday dhanka wanaagsan si daaha looga qaado xaqiiqda dhabta ah ee ku saabsan xaaladaha kiiska

LEAVE A REPLY