EFASOM oo kismaayo Tababar ku soo gaba gabeysay

EFASOM oo kismaayo Tababar ku soo gaba gabeysay

149
0
SHARE

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta saree ee dowlad goboleedka  Jubbaland  oo kaa shaneysa hay.ada efasom ayaa magalada kismaayo ku soo gaba gabeysay  tababar laba maalmood ka socday magalada oo ay ka qeeb galayeen   macalimiiin kala socday iskuulaadka kismaayo iyo jaamacadaha  magalada  waxa uuna tababarka ku saabsanaa  sare u qaadista tayada waxbarashada  iskuulaadka magalada kismaayo labadii maalmood ee uu tababarka socday  ayaa waxaa lagu falaqeenyaay sidii  sare loo qaadi lahaa tayada waxbarashada degmada kismaayo

Agaasime tacliinta sare ee farsamada gacanta dowlad goboleedka  Jubbaland axmed faarax cali aweys oo ka hadlay  goobta ayaa  shegay in loo bahan yahay  in laga qeeb qaato sidii  loo tayeen lahaa iskuulaadka iyo jaamacadaha magalada kismaayo

 

Agaasome  iskuulaadka waxabarashada degmada kismaayo oo soo xeray tababarka  ayaa  ku dhiirigaliyay ka soo qeeb galayaasha tababarka in waxa ay tababarka ku qaateen ay gaarsiiyaan goobaha ay ka  socdaan

LEAVE A REPLY