Galmudug oo shaacisay madax ka tirsan dowladda oo faragelin ku heeysa maamulkaasi

Galmudug oo shaacisay madax ka tirsan dowladda oo faragelin ku heeysa maamulkaasi

146
0
SHARE

Warqad kasoo baxday madaxtooyada Galmudug ayaa lagu shaaciyay madax ka tirsan dowladda oo ay ku eedeeyeen in ay faragelin ku hayaan maamulkaasi, islamarkaana abaabulayaan qorsheyaal la doonayo in lagu burburiyo maamulkaasi.

Halkan ka aqriso warsaxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyada Galmudug.

LEAVE A REPLY