Gudoomiyaha Baarlamanka: Diyaarad soo qaada Dhaawacyada ayaan u direeynaa Baydhabo

Gudoomiyaha Baarlamanka: Diyaarad soo qaada Dhaawacyada ayaan u direeynaa Baydhabo

126
0
SHARE

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa  cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Goob ay isugu yimaadaan oo ku yaala  Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay.

Guddoomiyaha Golaha  Shacabka ayaa sheegay in Isbitaaladda Magaaladda Baydhabo ay u diri doonaan gargaar Caafimaad si wax loogu qabto dadka falkaasi ku waxyeeloobay.

Sidoo kale Gudoomiyaha  ayaa Sheegay in  maanta magaalada baydhabo ay u diri doonaan diyaarad halkaasi ka soo daad gureysa dadkii qaraxyadaasi ku dhaawacmay si loogu daweeyo Magaaladda Muqdisho.

LEAVE A REPLY