Deg-Deg: Tobaneeyo ka tirsan Shabaab oo lagu laayay weerar ka dhacay deegaanno...

Deg-Deg: Tobaneeyo ka tirsan Shabaab oo lagu laayay weerar ka dhacay deegaanno hoostaga Jamaame

95
0
SHARE

Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qasaarooyin xooggan gaarsiiyay Maleeyshiyaadka Al-shabaab.

Howlgallo qorsheeysan oo ay ciidamadu ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame, ayagoo beegsaday goob ay isku abaabulayeen kooxo ka tirsan nabad-diidka.

Sida ay Radio Kismaayo u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada, tobaneeyo ka tirsan maleeyshiyada Al-shabaab ayaa weerarka lagu dilay, sidoo kale waxaa jiro saanad ciidan oo ay ciidamadu kala wareegeen Maleeyshiyaadka Al-shabaab.

Faahfaahinta wararkeenna danbe ayaad kula socon doontaan.

LEAVE A REPLY