Muuqaal Cajiib Ah: Daawo 23 Baas Oo Ka Horeeyay inta uu...

Muuqaal Cajiib Ah: Daawo 23 Baas Oo Ka Horeeyay inta uu san dhalinin Goolka 1 aad

282
0
SHARE

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay kooxda Tottenham kadib markii ay kubada soo martay xiddig badan oo kooxda Barcelona ah.

Ka hor intii uuna Messi dhalin goolka kubada ayay xiddigaha kooxda Barcelona taabteen 23 jeer taas oo noqotay kubadii ugu baaska badnayd xilli ciyaareedkan tartanka champions League.

Hadaba waxa aan halkan kuugu soo gudbin doonaa muuqaalka inta jeer ee ay taabteen xiddigaha Barcelona ka hor goolkii Barcelona ee uu Lionel Messi u dhaliyay Barcelona

LEAVE A REPLY