Lopetegui oo soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka caawa...

Lopetegui oo soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka caawa iyo xiddigo dhawr ah oo ka maqan

140
0
SHARE

Tababaraha Real Madrid ee JulenĀ Lopetegui ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka caawa ee Alaves.

Lopetegui ayaa liiska ka saaray Marcelo, Isco iyo Carvajal oo dhamaantood qaba dhaawacyo kala duwan marka laga reebo Isco oo qaliin maray, waxayna ka maqan yihiin liiska.

Liiska waxaa ka soo muuqday Gareth Bale iyo Sergio Ramos oo labaduba seegay kulankii ay guul daradu ka soo gaartay CSKA Moscow ee koobka horyaalada yurub:

Liiska tababareĀ Lopetegui uu u soo xushay kulanka Alaves:

LEAVE A REPLY