Wasaarada waxbarashada Jubaland oo Tababar u soo xirtay qaar ka mid ah Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulaadka magaalada Kismaayo

373

Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland ayaa maanta Tababar u soo
xirtay qaar ka mid ah macallimiinta wax ka dhiga Iskuullada
magaalada kismaayo iyo masuuliyiinta u xilsaaran qaadista
imtixanaadka ee wasaarada waxbarshada Jubbaland.

Warbixinta warkaan waxa inoo Soo Diyaariyay Wariye Cabdi Najiib Cabaas Aaden Fantastic

Hoos Ka Dhageyso Faah Faahinta